
Somaliland iyo Soomaaliya
Somaliland/Soomaaliya, oo ah dalka ugu bari badan Afrika, qaybna ka ah waxa loogu yeero "Geeska", waxay hoy u tahay in ka badan 8.5 milyan oo qof. Dadka labada gobol waxay weli la kulmaan dhibaatooyin sida abaaraha/macaluusha, xafiiltanka qabiillada iyo waxyaabo kaloo badan.
LIA waxaa loo diiwaangeliyey Somaliland inay tahay urur samafal sanadkii 2012, waxayna sii waddaa inay hirgeliso hawlo lagu taageerayo agoonta iyo carruurta nugul ee Somaliland si looga hortago OVC-ga waddooyinka.





